Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta JSL ayaa abaal marisay 17 qof oo shaqaale ah, oo iskugu jira Agaasime Waxeed, Isku-duwayaal Gobal, Madax-qaybeed iyo Shaqaaleba. Hambalyo Shaqaale waynaha
Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta JSL ayaa abaal marisay 17 qof oo shaqaale ah, o...
