325783839_856001875684266_8142570713611105745_n.jpg
Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta JSL ayaa abaal marisay 17 qof oo shaqaale ah, oo iskugu jira Agaasime Waxeed, Isku-duwayaal Gobal, Madax-qaybeed iyo Shaqaaleba.
Hambalyo Shaqaale waynaha Wasaaradda Ee abaal marinta la gudoonsiiyey.