“Xukuumadda waxa ka go’an kabidda iyo taageeridda shirkadaha bixiya adeegga korontadda, si loo ilaaliyo xasilloonida qiimaha laydhka.” Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL.

“Xukuumadda waxa ka go’an kabidda iyo taageeridda shirkadaha bixiya adeegga korontadda, si loo ilaaliyo xasilloonida qiimaha laydhka loona sugo qiimaha ay shacabka ku helayaan ee $0.59 ah.”