Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL Mudane Eng.Axmed Jaamac Barre ayaa shir kala yeeshay Wasiirka Wasaaradda Duulista hawada iyo H. Madaarada JSL Mudane Fu'aad Axmed Nuux
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL Mudane Eng.Axmed Jaamac Barre ayaa shir kala yeeshay Wasiirka Wasaaradda Duulista hawada iyo H. Madaarada JSL Mudane Fu'aad Axmed Nuux, Hirgelinta Wareegtadii Wasiirka
Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta JSL ka soo baxday dhawaan Sumadeeduna ahayd WTM/01/ 1314 -2025 kuna Taariikhaysnayd 20-08-2025.