Read More Jul 26, 2025 Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL oo shaaciyey Midowga Shirkadaha korontadda Aloog iyo Tec ee magalaada Borama. Shirkadaha Korontadda magalada Borama oo ku Midoobay Awdal Electricity Company. ...
Read More Jul 24, 2025 Sawiro: Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta JSL oo Qabatay Shir Mihiim ah oo Lagaga Tashanayo Mashruuca ACTIVE Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta qabatay ...
Read More Jan 06, 2025 Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Md Axmed Jaama Barre oo ay weheliyaan Agaasimaha Waaxda Macdanta ayaa gaadhi Ambulance ku wareejiyey Degmadda Fiqi-Ayuub ee Gobolka Togdheer Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Md Axmed Jaama Barre oo ay weheliyaan A...
Read More Jan 19, 2025 Xafladda Xilwareejinta Agaasimihii guud ee hore iyo Agaasimaha guud ee Cusub Ee wasaaradda Tamarta iyo Macdanta. Xafladda Xilwareejinta Agaasimihii guud ee hore iyo Agaasimaha guud ee Cusub Ee ...
Read More Jul 15, 2025 Nairobi (July 15, 2025) – Wafdi uu Hogaaminaayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Mudane Dr. Shucayb Cismaan Maxamuud oo uu wehelinaayo Agaasimaha Guud ee Koomishanka Tamarta Somaliland Mudane Maxamed Maxamuud Cabdi (Malow) ayaa Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ku soo xidhay kulanka dhexe ee dib u eegista Mashruuca Dib u Soo Kabashada Korontada Somaliland ee SESRP kaasi oo u dhexeeyay Wasaaraada Tamarta iyo Macdanta ,Koomishanka Tamarta iyo Baanka Aduunka kaasoo mudo 10 cisho ah ka socday Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya. Ujeedada kulamadda ayaa ahaa in dib u eegis dhexe lagu sameeyo Mashruuca Dib u Soo Kabashada Korontada Somaliland (SESRP/Mid-term Review) iyada oo dib loo eegay hirgalinta Mashruucu halka ay marayso, ,sidoo Kalena qiimayn lagu sameeyay ujeedooyinkii Mashruucu lahaa(Project Development Objectives) inta la gaadhay iyo inta dhiman iyo igu danbayntii in la sameeyay dib eegis ku haboon sidii loo fulin lahaa qorshayaasha hadhsan ee Mashruuca. Geesta kale kulamaddu waxa ay hoosta ka xariiqeen sidii caadada ahayd qiimaynta Qorshayaashii 6-dii bilood ee hore lagu heshiiyay waxa ka fulay , Caqabadaha soo baxay ee u baahan in si wada jir ah looga gudbo iyo in si wada jir ah loo Qorsheeyo Shaqooyinka 6-da bilood ee soo socda. Unnuga fulinaaya Mashruuca Dib u Soo Kabashada Korontada Somaliland ayaa soo jeediyay warbixino dhamaystiran oo ku saabsan bilowgii Mashruuca ilaa Heerka uu Maanta maraayo, iyada oo si faahfaahsan oo tafatiran loo dul istaagay afarta qaybood ee uu Mashruucu ka kooban yahay (Project Components). Sidoo kale Madasha Kulanka Aaga Tamarta(ESWG) ayaa soo bandhigay horumarka laga sameeyay isku xidhka daneeyayaasha Aaga Tamarta Somaliland si loo gaadho yoolka , Siyaasaddaha iyo Istaraatiijiyaddaha Qaran ee Horumarinta Aaga Tamarta Somaliland. Sidaasi si la mid ah Koomishanka Tamarta Somaliland ayaa soo bandhigay horumarka ay ka Sameeyeen Nidaaminta Aaga Tamarta Somaliland iyagoo u maraaya hirgalinta Xeer-nidaamiyaasha , Habraacyada iyo Hagayaasha ay u diyaariyeen Aaga Tamarta Somaliland Kuwaasi oo hoosta ka xariiqaaya Hanaanka bixinta Liisamdda korontadda , Tacriifadaha iyo kor joogtaynta Suuqa korontada Somaliland. Ugu danbayntii Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta ayaa soo bandhigtay Horumarka laga sameeyay Aaga Tamarta Somaliland kuwaasi oo ay hormood u yihiin siyaasadda Tamarta Somaliland, Istaraajiyadda Tobanka sanno ee Aaga Tamarta Somaliland iyo Xeer-ka Tamarta Somaliland kuwaasi oo dhamaantood si cad u qayaxaaya yoolka Qaranka ee Tamarta oo ah in ay Bulshada Somaliland Hesho Koronto Jaban, La isku Halayn karo, Kana timaada ilo kala duwan isla markaana bad qabta. Nairobi (July 15, 2025) – Wafdi uu Hogaaminaayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ta...
Read More Jun 14, 2025 Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL Mudane Eng. Axmed Jaamac Barre oo ay wehelinayaan Agaasimahaasha Guud ee Wasaardda Tamarta iyo Koomishanka Tamarta Somaliland (June 14,2025) - Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL Mudane Eng. Axmed ...
Read More Jan 27, 2025 Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Mudane Eng. Axmed Jaamac Barre Nairobi (27/1/2025) – Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macd...
Read More Jan 16, 2025 Madaxa Mashruuca Dib u soo kabashada Korontada Somaliland (SESRP) Mudane Cabdifataax Cumar Cabdilaahi ayaa maanta Sadex Gaadhi oo uu leeyahay Mashruucu ku wareejiyay Hargeysa (16/1/2025): Madaxa Mashruuca Dib u soo kabashada Korontada Somaliland ...