
Sawirro: Wasiirka Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta JSL iyo wefti hoggaaminayo oo Gobolka Sanaag safar shaqo ku jooga
Sawirro: Wasiirka Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta JSL iyo wefti hoggaaminayo oo Gobolka Sanaag safar shaqo ku jooga ayaa warbixin ka dhegaystey Isuduwaha Wasaaradda ee Gobolka Sanaag.Kulankan oo ka qabsoomay Xafiiska Wasaaradda ee Gobolka ayaa waxa ka soo baxay qorsheyaal wax ku ool ah, oo saacadaha soo socda raad-dhaqaajin doona