Sawiro: Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta JSL oo Qabatay Shir Mihiim ah oo Lagaga Tashanayo Mashruuca ACTIVE

Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta qabatay kulan muhiim ah oo lagaga tashanayo hirgelinta Mashruuca ACTIVE, kaas oo ay wada fulinayaan Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL iyo hay’adda ADRA, oo uu maalgelinayo Midowga Yurub