
Waxaa hoolka shirarka ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta ka qabsoomay Shir, shirkaaso lagu soo jeediyey warbixinta qiimayn iyo dib-u eegis lagu sameeyey waajibaadka shaqo ee Komiishanka Tmarta Soomaal
Waxaa hoolka shirarka ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta ka qabsoomay Shir, shirkaaso lagu soo jeediyey warbixinta qiimayn iyo dib-u eegis lagu sameeyey waajibaadka shaqo ee Komiishanka Tmarta Soomaaliland. Shirka waxaa ka soo qayb galay Madaxda sare ee WMT, KTS iyo shaqaalaha mashruuca WB uu ugu horeeyo (ESWG). Warbixintan oo ay diyaarisay Amal Suleiman, ahla la taliyaha Shaqo Shaqaale Baanka Aduunka ee KTS. Waxaa si qoto dheer qiimayn loogu sameeyey waajibaadka KTS, maamulka iyo doorka isku xidhka aaga tamarta korontada ee Somaliland, iyada oo diiradda la saarayo waajibaadka saran Komiishanka iyo Wasaarada, labadaba.
Natiijadu waxay iftiimisay baahida loo qabo xoojinta wada shaqaynta labadan hay’adood si kor loogu qaado horumarinta tamarta Somaliland. Kulankan oo ay ka soo qayb galeen maamulka sare iyo shaqaalaha labada SEC, Wasaaradda iyo Shaqaalaha Mashruuca WB oo uu hogaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Macdanta, ayaa tilmaamay tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhinaca xoojinta maamulka iyo isku-xidhka qaybaha tamarta.
-
4568635929083413779946985278826641023436176n CopyView
-
4572847469083430379945325335100794875378724nView
-
4569527479083428179945547608382155498072708nView
-
4570975269083427013278996461274119370492700nView
-
4569503959083426279945733337988685380520403nView
-
4569527299083425879945778364678059410874114nView
-
4569741279083425646612466702195671738370895nView
-
4572377229083423446612684840700400460915391nView
-
4571332909083421013279591300106550961784581nView
-
4572486069083420213279672810869580903168135nView
-
4571332909083421013279591300106550961784581n CopyView
-
4572486069083420213279672810869580903168135n CopyView
-
4571984819083419579946404428135834340563808n CopyView
-
4570945549083417313279962316176019569423011n CopyView