
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Md Axmed Jaama Barre oo ay weheliyaan Agaasimaha Waaxda Macdanta iyo Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda ayaa gaadhi Ambulance ku wareejiyey Degmadda Fiqi-Ayuub
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Md Axmed Jaama Barre oo ay weheliyaan Agaasimaha Waaxda Macdanta iyo Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda ayaa gaadhi Ambulance ku wareejiyey Degmadda Fiqi-Ayuub ee Gobolka Togdheer waxanna laga bixiyey Mashruuca Macdanta JADE ee laga soo saaro Degmadda Fiqi-Ayuub
-
47278272710032537651701257023721418791915366nView
-
47265962710032536518368033688683136746436938n (1)View
-
47237668110032540951700927377100072323516157nView
-
47238788210032539985034357597476104396837663nView
-
47245993110032539318367754964691153222660415nView
-
47239126610032538018367883426447416362454726nView