Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Md Axmed Jaama Barre oo ay weheliyaan Agaasimaha Waaxda Macdanta iyo Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda ayaa gaadhi Ambulance ku wareejiyey Degmadda Fiqi-Ayuub ee Gobolka Togdheer waxanna laga bixiyey Mashruuca Macdanta JADE ee laga soo saaro Degmadda Fiqi-Ayuub