Wasaradda tamarta iyo macdanta waxaa ka qabsoomay kulankii wadatashiga shirkaddaha Tamarta cusboonaata taaso lagu lafagurayey maxaa u qabsoomay, maxaa u qabsoomin, maxaa u qorshaysan iyo sidii loogu

455847234_902797118549124_2183306494516274654_n.jpg
Wasaradda tamarta iyo macdanta waxaa ka qabsoomay kulankii wadatashiga shirkaddaha Tamarta cusboonaata taaso lagu lafagurayey maxaa u qabsoomay, maxaa u qabsoomin, maxaa u qorshaysan iyo sidii loogu diyaar garowbi lahaa shirka soo socda ee 1st Somaliland Renewable Energy Forum.
Kulankan waxa goob joog ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Md Maxamed Cismaan Siciid oo ay weheliyaan Gudoomiyaha Komishanka Tamarta, Agaasimaha Guud ee Komishanka Tamarta, Madaxa iyo Saraakiisha Mashruuca Bangiga Adduunka.