
Soo Bandhigidda Buug-yaraha Sharaxaada Shaqo ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL. Wasiirka Wasaaraadda Tamarta iyo Macdanta Eng Axmed Jaama Bare oo ay Weheliyaan Lataliyaha Wasiirka iyo Agaasimaha
Soo Bandhigidda Buug-yaraha Sharaxaada Shaqo ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL.
Wasiirka Wasaaraadda Tamarta iyo Macdanta Eng Axmed Jaama Bare oo ay Weheliyaan Lataliyaha Wasiirka iyo Agaasimaha Cududa Shaqaalaha ayaa saka Daah-furey Buug-yaraha Sharaxaada Shaqo ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta waxaa loogu talagalay in lagu caddeeyo Waajibaadka iyo Masuuliyadda boosaska kala duwan ee Wasaaradda, iyadoo waafaqsan qaab-dhismeedka Guud ee Wasaaradda. Buug-yarahan wuxuu muhiim u yahay nidaaminta, hagaajinta, iyo sare u qaadidda waxqabadka Wasaaradda.
Wasiirka oo kulanka soo xidhay ayaa hoosta ka xarriiqay muhiimadda hirgelinta buug-yarahan iyo in si joogto ah loo adeegsado si loo gaadho hadafka Wasaaradda.
-
47293984410047078816913802259284042483493498nView
-
47255557010047083616913322172169633458816291nView
-
47256205910047085683579782775787097591484208nView
-
47255849810047083950246625624132039255685851nView
-
47255875310047081450246875908276176521258395nView
-
47256039410047084283579923337335086264238637nView
-
47257245610047084850246534443285184216419322nView
-
47264692210047085250246496508572160645704806nView
-
47275654710047088383579514118982608116705632nView
-
472957622100470831502467015118442845140272nView
-
47303002210047080950246923367586318543461852nView
-
47304646010047086216913068784621935708854342nView
-
47305464410047082216913463546820122258627064nView