Sawiro:Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL, Dr. Shucayb Cismaan Maxamuud, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Koomishanka Tamarta.

Nairobi (15 July 2025) Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL, Dr. Shucayb Cismaan Maxamuud, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Koomishanka Tamarta Somaliland, Maxamed Maxamuud Cabdi {Malow}.