
Hambalyo Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadan.
Hambalyo Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadan.
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Md Cabdilaahi faarax cabdi iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Md Fowsi Mohamed Farah, Waxay hambalyo iyo Bugaadin u diriyaan Dhamaan Shaqale waynaha Wasaarada Tamarta & Macdanta Iyo Shacab ka jamuuriyadda Somaliland guud ahaan meel kasta oo ay joogaan Bilashada Bisha Barakaysan Ee Ramaadan Owgeed.
Waxana ay illahay uga baryayaan inuu bash-bash iyo barwaaqo ku gaadhsiiyo Bishan Bisheeda.