"Waxaad Moodaa Macdantii Dalka In Lagu Qamaamay Hadaan Wasaarada Nahay Waxa Xaq Nalagu Leeyahy Inaan Dawlada Iyo Sharkadahaba Xaqooda Uga soo Qaadno Dadkuna Waa Inay Nabada Ilaaliyaan"Wasiirka Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta JSL.

Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Tamarta iyo macdanta JSL ayaa warbixinta waxqabadka wasaaradda ee 6dii bilood ee horaanta sannadka 2025 ka dhegaystey agaasime waaxeedyada wasaaradda.
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL Mudane Eng.Axmed Jaamac Barre iyo A...