Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL Mudane Eng.Axmed Jaamac Barre iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dr.Shucayb Cismaan Maxamuud ayaa ka dhegaystay Agaasime waaxeedyada Wasaaradda warbixinta 6dii bilood ee tegey si loo diyaariyo, loona soo saaro warbixinta guud ee waxqabadka Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta JSL muddo kooban.Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL Mudane Eng.Axmed Jaamac Barre iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dr.Shucayb Cismaan Maxamuud ayaa ka dhegaystay Agaasime waaxeedyada Wasaaradda warbixinta 6dii bilood ee tegey si loo diyaariyo, loona soo saaro warbixinta guud ee waxqabadka Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta JSL muddo kooban.
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL, Mudane Eng. Axmed Jaamac Barre, ayaa ka qaybgalay wejiga labaad ee daraasadda lagu baadhayey saamaynta Qiimaha Shidaalka.
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Eng. A...
