Wasiirka Wasaradda Tamarta Iyo Macdanta JSL oo ay weheliyaan wasiirka wasaarada arimaha Gudaha iyo wasiirka wasaarasada maalgashiga iyo warshadaha ayaa daahfuray mashruuca REACT SSA programme oo ay maalgalisay SIDA oo matalaysa dawlada Sweden unaso marisay AECF/REACT.

Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Tamarta iyo macdanta JSL ayaa warbixinta waxqabadka wasaaradda ee 6dii bilood ee horaanta sannadka 2025 ka dhegaystey agaasime waaxeedyada wasaaradda.
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL Mudane Eng.Axmed Jaamac Barre iyo A...