Wasiirka Wasaaradda Tamarta & Macdanta Abdilahi Faarax Abdi oo ay waheliyaan Wasiir Ku xigeenka WT&M Siciid Axmed Jibriil iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maxamed Cismaan Saciid ayaa ku qaabilay ho
Wasiirka Wasaaradda Tamarta & Macdanta Abdilahi Faarax Abdi oo ay waheliyaan Wasiir Ku xigeenka WT&M Siciid Axmed Jibriil iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maxamed Cismaan Saciid ayaa ku qaabilay ho
Wasiirka Wasaaradda Tamarta & Macdanta Abdilahi Faarax Abdi oo ay waheliyaan Wasiir Ku xigeenka WT&M Siciid Axmed Jibriil iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maxamed Cismaan Saciid ayaa ku qaabilay hoolka wasaaradda Shirkadda Emirates Industrial laboratory, oo ah maalgashato ka socda dawladda United Arab Emirates (UAE).
Shirkaddu waxaa ay danaynaayay inay maalgashi ku sameeyaan Macdanta kala duwan ee dalka, Sidoo kale na ay Wasaaradda Tamarta & macdanta ugala Shaqeen lahaayeen Sidii loo hormarin lahaa Laabka macdanta lagu baadho.