Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Agaasimaha Waaxda Tamarta Iyo Saraakiisha Mashruuca Bangiga Adduunka ayaa la kulmay Guddoomiyaha Komishanka Tamarta, Agaasimaha Guud ee komishanka Tamarta La taliyayaasha Komishanka Tamarta, Kulankaas oo la iska xaal waraystay hawlaha taagan iyo sidii loo dardar-gelin lahaa laydhka Magaalada Hargeysa

Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Tamarta iyo macdanta JSL ayaa warbixinta waxqabadka wasaaradda ee 6dii bilood ee horaanta sannadka 2025 ka dhegaystey agaasime waaxeedyada wasaaradda.
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL Mudane Eng.Axmed Jaamac Barre iyo A...