Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta oo ay wehelinayeen wasiir ku xigeenka Wasaaradda, Gudoomiyaha komishanka tamarta, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Agaasimaha guud ee komishanka Tamarta Agaasimaha Waaxda Tamarta, Saraakiisha Mashruuca Bangiga Adduunka ayaa la kulmay Shirkadaha Korontadda, Kulankaas oo la iska xaal waraysanayey sidii loo dardar-gelin lahaa laydhka Magaalada Hargeysa.
"Waxaanu dedaal weyn aanu ugu jirnaa sidii dakhli wanaagsan aanu uga soo saari lahayn Macdanta dalka" Agaasimaha Waaxda Macdanta.
"Waxaanu dedaal weyn aanu ugu jirnaa sidii dakhli wanaagsan aanu uga soo saari ...