412990583_759986676163503_3499442454926236425_n.jpg
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Md Cabdilaahi Faarax Cabdi oy weheliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Md Siciid Axmed Jibriil, Agaasimaha guud ee wasaaradda Md Maxamed Cismaan Siciid iyo Baanka Aduunka Ayaa la kulmay shirkadaha laydhka Magaaladda Hargaysa oo iskugu tagay sadex shirkadood oo kala ah Sow Power TEC (Telesom) iyo Indha power.
Sidoo kale wasaaradda iyo wold-bank ku waxay ka wada shaqaynayaan sidii loo heli lahaa koronto, Jaban, laysku halayn karo, isla markaana la jaan qaadaysa baahida koraysa iyo technologuyada casriga ah.
Si taas loo helo waxa ugu horeeya ee laga shaqaynayaa maantana shirkankan iyo kuwa hore oo badani ku saabsan yihiin sidii loo dhisi lahaa shabakad xambaarta Koronto ku filan magaaladda hargaisa.