Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta ayaa xilka u kala wareejiyey Agaasimihii guud ee hore iyo Agaasimaha Guud ee cusub ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta.

Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Tamarta iyo macdanta JSL ayaa warbixinta waxqabadka wasaaradda ee 6dii bilood ee horaanta sannadka 2025 ka dhegaystey agaasime waaxeedyada wasaaradda.
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL Mudane Eng.Axmed Jaamac Barre iyo A...