Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Md Siciid Axmed Jibriil oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee wasaaradda Md Maxamed Cismaan Siciid ayaa ku qaabilay hallka wasaaradda shirkad maalgashi oo Magaceeda la idhaahdo KILOMASS oo danaynaysa inay maalgashi ku sameeyaan Macdanta kala duwan ee dalka.

Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Tamarta iyo macdanta JSL ayaa warbixinta waxqabadka wasaaradda ee 6dii bilood ee horaanta sannadka 2025 ka dhegaystey agaasime waaxeedyada wasaaradda.
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL Mudane Eng.Axmed Jaamac Barre iyo A...