
Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta, Gudoomiyaha Komishanka Tamarta, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta, Agaasimaha guud ee Komishanka Tamarta, Agaasimaha Waaxda Tamarta, Saraakiisha Wasaaradda, Saraakiisha Mashruuca Bangiga Adduunka, Ayaa yeeshay kulamadoodii joogtada ahaa ee wada shaqaynta labada dhinac.
Kulankan oo la iska xaal waraysanayey hawlaha taagan iyo sidii loo dardar-gelin lahaa Tamarta Magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa.
448162359859995586162611777236365443007072n
4478910058599955061626191191184322996398818n
4480972078599956361626063328243867913037138n
4482111838599961861625516269383374108051029n
4481136428599961594958872198033711598371031n
4482104368599962361625466825918522728311247n
4478889498599960994958939163189359381864708n
4480956008599962794958756518951969952541842n
4480882928599960561625641561471302788881134n
4480950698599959894959042022417861405342672n
4419030088599958161625885931794748340662690n
4480555258599957061625998932341633834878196n