454010754_894487166046786_7455905569741397497_n.jpg
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Tamarta iyo Macdanta Somaliland Md Siciid Axmed Jibriil, ayaa Magaaladda Ceerigaabo ka daah furay kulan wada tashi oo lagaga hadlaayay maal gashiga Macdanta dalka iyo wacyi gelinta bulshada ku nool daagaanada macdanta laga qodo ee gobolka Sanaag ,
kulan kaas oo ay goobjoog ka ahaayeen Siciid Axmed Jibriil oo ay weheliyaan Gudoomiyaha Gobolka Sanaag, Duqa Magaaladda Ceerigaabo, gudoomiyaha Degmada Maydh, Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada oo ka soo jeeda Gobolka Sanaag , Guddiga Nabad gelyadda Gobolka iyo Salaadiinta, Cuqaasha, Waxgaradka deegaanada hodalka ku ah khayraadka Macdanta .