432201104_809732447855592_8050011714153751213_n.jpg
Wasiir ka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta oo ay weheliyaan Wasiir Ku xigeenka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Md Maxamed Cismaan Siciid ayaa Xafiiska ku qaabilay Shirkadda Pioneers Trade Center oo ah shirkada Maalgashi balaadhan ku sameyn doonta Macdanta Dalka iyo Shidaalka, Isla markaasna Waddamo badan Ka hawl gala .
Madaxda Wasaaradda ayaa Waftiga uga warbixiyay fursadaha maalgashi ee dalka iyo meelaha ay danaynayaanba