Sawiro : Furitaanka Qandaraaska Nashqadaynta ,Keenida ,Rakibida ,Tijaabinta iyo Hawlgalinta Nidaamka kaydinta tamarta baytariga ee qoroxda kaasi oo loo samayn doono xarumaha Waxbarashada oo u kala qaybsan (LOT 1 iyo LOT 2) ee Gobolada Maroodi-jeex Awdal,Saaxil , Togdheer iyo Sanaag , furitaankaasi oo ka qabsoomay Xafiiska Unnuga Fulinaaya Mashruuca Dib u Soo Kabashada Korontada Somaliland (SESRP/PIU Office) .