Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta (MoEM) ayaa si rasmi ah u furay tababar muhiim ah oo la xidhiidha Maareynta Website-ka iyo Baraha Bulshada.