431439670_802004731961697_54227541419184429_n.jpg
.RAMADAAN MUBAARAK.
Waxaanu curashada bisha-barakaysan ee Soon awgeed hanbalyo iyo tahniyad u diraynaa guud ahaan shucuubta Islaamka, gaar ahaana bulshada reer Somaliland, waxaanu Allaah sw ka baryeynaa inuu inoo fudaydiyo gudashada waajibaadka soonka.
Waxaanu sidoo kale Allaah ka baryeynaa inuu raxmaadkiisa (roobka) inoo shubo, maadaama aynu ku jiro xili kaliil ah oo aynu sugayno roobkii guga.
Sha’ban 29, 1445 AH