436263799_851770146985155_8585155561994831315_n.jpg
Kulanka wadatashiga shirkadaha Tamarta cusboonaata iyo Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta JSL
Wasiirka Tamarta iyo Macdanta Cabdilaahi Faarax cabdi oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maxamed Cismaan Siciid ayaa saka furay kulanka wadatashiga iyo shirkadaha Tamarta cusboonata.
Kulankan ayay u jeedadiisu ahayd sidii loo dar-dar galin lahaa shaqada Tamarta cusboonaata iyo guud ahaan sidii layskugu xidhnaan lahaa.