Kooxda Kubada Cagta ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Ayaa Dhigooda Wasaaradda Hawlaha guud, Dhulka iyo Guriyeynta Ciyaartii Koobad kula ciyaartay Intii Uu Socday Koobka Tartanka Kubada Cagta Ee Shaqaalaha Dawladda.

Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Tamarta iyo macdanta JSL ayaa warbixinta waxqabadka wasaaradda ee 6dii bilood ee horaanta sannadka 2025 ka dhegaystey agaasime waaxeedyada wasaaradda.
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL Mudane Eng.Axmed Jaamac Barre iyo A...