Hargeysa (February 24 205) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL Mudane Shucayb Cismaan Maxamuud oo uu wehelinaayo Agaasimaha Guud ee Koomishanka Tamarta Somaliland Mudane Maxamed Maxamuud Cabdi (Malow) ayaa saaka ka furay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa shirka Rubaca kowaad (Quarter one) ee ay iskugu yimaadaan Daneeyayaasha kala duwan ee Aaga Tamarta Somaliland kaasi oo ay soo qaban qaabiyeen Golaha Ka Shaqeeya Tamarta ee loo yaqaano Energy Sector Working Group (ESWG).

Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Tamarta iyo macdanta JSL ayaa warbixinta waxqabadka wasaaradda ee 6dii bilood ee horaanta sannadka 2025 ka dhegaystey agaasime waaxeedyada wasaaradda.
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL Mudane Eng.Axmed Jaamac Barre iyo A...