Guddida Dhaqaalaha Golaha Wasiiradda JSL waxa ay dib u eegis ku sameeyeen Warbixintii ka soo baxday Shirweynaha Madasha Dhaqaalaha JSL ee sanadka 2023.

Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Tamarta iyo macdanta JSL ayaa warbixinta waxqabadka wasaaradda ee 6dii bilood ee horaanta sannadka 2025 ka dhegaystey agaasime waaxeedyada wasaaradda.
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL Mudane Eng.Axmed Jaamac Barre iyo A...