447282519_854945960000907_7078397021506066168_n.jpg
Galabta, Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta oy weheliyaan wasiirku xigeenka iyo agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa kulan la qaatay madaxda u saraysa Shirkadda Genel energy oo dalka ku yimid safar gaaban. Kulankan ayaa genel Energy kusoo bandhigtay hawlqabadyada soo saarista shiidaalka SL10B/13 ee qorshe sanadeedka 2024.