"Anigoo Ku Hadlaya Afka Wasaarada Ganacsiga Wasiirka Tamarta Iyo Teamkiisa Waan Ku Hamalayaynayaa Siyaasadan Ay Diyaariyeen" Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland.

Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Tamarta iyo macdanta JSL ayaa warbixinta waxqabadka wasaaradda ee 6dii bilood ee horaanta sannadka 2025 ka dhegaystey agaasime waaxeedyada wasaaradda.
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL Mudane Eng.Axmed Jaamac Barre iyo A...