Agaasimaha Waxda Macdanta ee Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta Iyo Wafti Uu Hogaaminayo ayaa Safar shaqo ugu baxay gobolada Togdheer Iyo Saaxil
Ugu Horayn waftigan Agaasimaha waaxda Macdanta Wasardda Tamrta Iyo Macdanta Md Cumar Cabdilaahi faarax Oo ay wahelinyaan Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Tamarta Iyo Macdanta ayaa kulan laqaatay maamulka gobolka togdheer.
Waftigan oo ka kooban Agaasimaha Waaxda Macdanta, Lataliyayaasha macdanta iyo sarakiil kamida Wasaarada Tamarta Iyo Macdanta.
Ayaa kulan laa qaatay Maamulka Gobalka Togdheer.