432197499_808341984661305_3855091624445425171_n.jpg
Agaasimaha guud ee WT&M Mohamed Osman Siciid oo uu weheliyo Agaasimaha Waaxda Tamarta ayaa kulan Dar-dar gelinta shaqadda la qaatay Unugga fulinta ee mashruuca baanka adduunku ku maalgelinaayo korontada dalka.
Unuggan fulinta mashruuca oo hoos yimaadda wasaaradda Tamarka iyo Macdanta, gaar ahaanna laga maamulo xafiiska agaasimaha guud ayaa u jeedka kulankan ahaa
Qorshihii ka so baxay kulankii lala galay baanka Aduunka sidii loogu badali lahaa shaqo la taaban karo.
Sidoo kale Agaasimaha ayaa kula dar-daarmay in la dardar geliyo shaqada si maal-gashigani dalka uu u galo bulshaduna uga Faa'ido.