458264821_914076947421141_5765006463012873340_n.jpg
Agaasimaha guud ee WT&M Mohamed Osman Siciid oo kulan Dar-dar gelinta shaqadda la qaatay Unugga fulinta ee mashruuca baanka adduunku ku maalgelinaayo korontada dalka.
Unuggan fulinta mashruuca oo hoos yimaadda wasaaradda tamarka iyo macdanta, gaar ahaan laga maamulo xafiiska agaasimaha guud ayaa u jeedka kulankan
maanta uu ahaa.
Qorshihii ka so baxay kulankii lala galay baanka Aduunka sidii loogu badali lahaa shaqo la taaban karo.
Sidoo kale Agaasimaha ayaa ku dar-daarmay in la dardar geliyo shaqada si maal-gashigani dalka uu u galo bulshaduna uga Faa'ido.