412936568_758281419667362_4261645989850408558_n.jpg
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Md. Maxamed Siciid Cismaan ayaa maanta daah-furay shirka Diyaarinta Qorshaha Sanadka 2024 ee ay ku shaqayn doonto Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta.
Kulankan oo ay ka soo qeyb-galeen dhamaan Agaasimeyaasha, Madaxda Waaxaha iyo Xafiisyada Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta ayaa lagaga dooday sidii u noqon lahaa mid koobsada qorshayaasha horumarineed ee Wasaarada Tamartu uga masuul tahay Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland