481257068_1039117258250442_7429141825058589157_n.jpg
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta JSL Mudane Shucayb Cismaan Maxamuud ayaa soo xidhay kulanka wada shaqeynta Wasaaradda Maaliyada iyo WasaaraddaTamarta iyo Macdanta.