Sawirro: kulanka wada-tashiga wax ka beddelka iyo kaabista xeerka korontadda Somaliland, kaas oo ay soo qabanqaabisay guddida Khayraadka dabiiciga ah, Deegaanka, waxsoosaarka iyo Tamarta ee Golaha Wakiiladda, oo ka qabsoomay Xarunta gobolka Togdheer ee Burco gaar ahaan Hotel ka Daallo.