Sawiro:Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL Mudane Eng.Axmed Jaamac Barre ayaa golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL Mudane Eng.Axmed Jaamac Barre ayaa golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland u jeediyey wax ka beddelka iyo kaabista xeerka korontadda Jamhuuriyadda Somaliland xeer-Lr-No-81-2018.