Sawiro:Togdheer – Kulanka Wasiirka Tamarta iyo Macdanta JSL iyo Cuqaasha Degmada Fiqi-Ayuub.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL, Mudane Eng. Axmed Jaamac Barre, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Togdheer, Mudane Siciid Raage, ayaa magaalada Burco kulan kula yeeshay cuqaasha degmada Fiqi-Ayuub.