Sawiro: Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL Mudane Eng.Axmed Jaamac Barre ayaa ka qayb-galay xadhig ka jarka dhismaha dawladda hoose ee degmada cali Xaydh.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL Mudane Eng.Axmed Jaamac Barre ayaa ka qayb-galay xadhig ka jarka dhismaha dawladda hoose ee degmada cali Xaydh, taas oo ka mid ah hirgelinta iyo dhamaystirka adeegyada dawladnimo ee degmada.