
Sawiro: Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Jamhuuriyadda Somaliland oo kulan la yeeshay wakiillo ka socday saddex hay’adood
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Jamhuuriyadda Somaliland oo kulan la yeeshay wakiillo ka socday saddex hay’adood oo kala ah:1. Phoenix Resources.
2. Feed the Hungry.
3.Gaskins Advisory Limited (shirkad fadhigeedu yahay UK)