
Sawiro: Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta JSL Eng. Axmed Jaamac Barre oo uu weheliyo Agaasimaha Guud Dr. Shucayb Cismaan Maxamuud
Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta JSL Eng. Axmed Jaamac Barre oo uu weheliyo Agaasimaha Guud Dr. Shucayb Cismaan Maxamuud ayaa furay kulan lagu gorfaynayo nidaamka qaadashada liisamada macdanta.Kulanka oo uu diyaariyey Lataliyaha Shuruucda ee Wasaaradda Dr. Cabdiraxmaan Ismaaciil , ayaa lagaga hadlay sidii loo fududayn lahaa loona hufi lahaa habka qaadashada liisamada, iyadoo la raacayo xeerka ,habraacyadda iyo siyaasadda macdanta.
-
WhatsApp Image 20250823 at 1.13.45 PM (1)View
-
WhatsApp Image 20250823 at 1.13.45 PM (2)View
-
WhatsApp Image 20250823 at 1.13.45 PM (3)View
-
WhatsApp Image 20250823 at 1.13.45 PM (4)View
-
WhatsApp Image 20250823 at 1.13.45 PMView
-
WhatsApp Image 20250823 at 1.13.46 PMView
-
WhatsApp Image 20250823 at 1.13.48 PMView
-
WhatsApp Image 20250823 at 1.13.51 PM (1)View
-
WhatsApp Image 20250823 at 1.13.51 PM (2)View
-
WhatsApp Image 20250823 at 1.13.51 PMView