Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL, oo ay wehelinayaan Wasiirka Ciyaaraha, Guddoomiye ku xigeenka gobolka Togdheer, iyo masuuliyiin kale oo heer qaran iyo gobol ah, ayaa si rasmi ah u maamuusay u lana dabaaldegay guusha kooxda Wasaaradda ee Gobolka Togdheer.