Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta JSL oo kala noqotay liisamada shirkadaha ku guuldaraystay Ujeedadii loo siiyey Liisamada iyo Yeedhmada cusboonaysiinta ee Wasaaradda.

Waxay soo baxday wareegtada kala noqoshada liisamadu Taariikhda maanta 16/10/2025, waxaana saxeexay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dr Shucayb Cismaan Maxamuud.