Waa Guul aynu gaadhnay inaan suuqyada aduunka ee ay isugu yimaadaan Daneeyayaasha Shiidaalka iyo Wadamada Soo Saara Shiidaalka inaan qayb ka ahaano kuna soo bandhigno khayraadka ku duugan dhulkeena ee ay ugu horeeyaan Shiidaalka iyo Macdantu.274087404_326042806224561_3581876353269458208_n.jpg